Bay’ada

Tamarta iyo siyaasadda cimilada:
Xaaladda Tamareed ee uu Waddanka ku sugan yahay ayaa ah mit aad iyo aad u adag, taasoo ah waajib wax ka qabashadiisa. Reer walbo iyo Guri walbo waa inuu deg deg u helaa; Dab uu Quudmaalmeedka ku karsado, ahna midaan Cimilada wax u dhimeyn.

Gaadiidka:
Waddooyinka Waddanka oo ah mid waageedii hore yaraa haddana noqday wax aan Indhaha laga qabsan karin wax ka qabashadeeda. Dhanka kale Gaadiidka Bulshada u baahantahay iyo Isku Xirka Degaanada waa mit u baahan deg deg in loo hormariayaa.

Qorsheynta Deegaanka:
Dhismaha iyo Horumarinta Deegaanada, waa mid loo dejinaayo Qorshe deg deg ah, si loo kala saaro Meelaha halista u ah Bulshada iyo Halka ku haboon Deegaan.

Ilaalinta Cimilada:
Cimiladeeno waanu aragnaa in waayadaan dambe Kuleyl ku soo batay Geedihiina dhamaadeen. Deg deg ayeey waajib u tahay in dhirta dib loo beeraa.

Schreibe einen Kommentar

Deine E-Mail-Adresse wird nicht veröffentlicht. Erforderliche Felder sind mit * markiert.