Caalamka

Siyasadda Nabadda:
Gurigii Qaylo joogsanweydo ka soo yeerto waxaa ku soo baxa deriska hadduu wax ka qabanwaayana Caalamka kale. Micnaheedu waa Siyaasadda ku Salaysan Nabad karti leh, waana muhiim, ahna Waajib saaran Shaqsi walboo Soomaali ah, garwaaqsadaana Maslaxada guud ee Caalamka.

Horumarinta iyo Iskaashiga:
Dunida maanta jirta maahan mid keli keli u taagan oo waa muhiim Iskaashi ku salaysan Horumar.

Tahriibka:
Qaxa maahan wax maanta iyo shali Soomaali oo keliya u bilowday oo waa wax soo jireen ah, waana muhiim Bulshada tahriibtay halka ay tageen maslaxad iyo horumar ku helaan, halka ay ka qaxeena wax laga qabtaa iyagoo lala kaashanaayo, waayo xanuunkii ay ka qaxeen ayeey ogyihiine.

Siyaasadda Dibadda:
Majirto maanta Jasiirad ka gooni ah Dunida oo aan Iskaashi iyo Isfaham Caalamka kale ka dhexeeyn, waxayna u baahantay Siyaasad qoondeysan iyo Qorshe fog.

Schreibe einen Kommentar

Deine E-Mail-Adresse wird nicht veröffentlicht. Erforderliche Felder sind mit * markiert.